Animation

Akhriso: Qodobo Hordhac ah oo aan ka Helnay Shirka IGAD ee Maanta Muqdisho ka Furmi Rabo Maxaase ka ogtahay Muhiimada uu leeyahay????

no responses
Tuesday September 13, 2016 - 9:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Shir madaxeedkan oo saaka furmaya ayaa waxaaa ka qeybgalaya toddobada waddan ee ururka xubnaha ka ah ee kala ah: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda, Djibouti, Jamhuuriyadda Ethiopia, Jamhuuriyadda Kenya, Jamhuuriyadda Koonfuurta Suudaan, Jamhuuriyadda Suudaan, iyo Jamhuuriyadda Uganda.

Qodobada shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah:-

Xasaradda ka aloosan Koonfuurta Suudaan.
Arrimaha diyaargarowga Doorashada Soomaaliya.
Arrimaha la xiriira iskaashiga.
Wax wada qabsiga waddamada IGAD xubnaha ka ah.

Facebook Comments