Somali News Top News Xulashada K24

AKHRISO:- Qodobadda looga hadlaayo Kulanka Xildhibaanada Ee Maanta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Sidda ay xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan  Golaha Shacabka ayaa ka doodi doona  Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (company law), kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah.

Xildhibaanada ayaa lagu waddaa in Sharciggaan ay ka doodaan maalmaha soo socda,Maadaama uu muhiin u yahay dalka.

Soomaaliya ayaa waxaa ka howlgalla Shirkaddo badan oo ay leeyihiin Ganacsato Soomaaliya iyo kuwa ay leeyihiin dad Ajnabi ah.

Hindise Sharciyeedka Shirkadaha ayaa maanta laga hor aqrin doonaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo kulanka ay ka qeyb galayaan guddoonka Golaha Shacabka.

Related posts

Taageeradii Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Noqotay In Ka Badan Boqolkiiba 79% Maxaa Keenay AKHRISO

admin

Al-shabaab oo qaadatey diyaarad ku soo dhacdey duleedka Degmadda Buurhakabe.

admin

War Cusub: Donald Trum iyo Clinton oo ku Guuleystay Codadkii laga tiriyay New York

admin