AKHRISO:- Qodobadda laga Soo Saaray Shirkii Madaxda M/Goboleedyada ee Baydhabo.

0

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta lagu soo gabagabeeyay  Shirkii u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.

Shirka oo Socday Muddo dhawr maalin ah ayaa ugu danbeyn maanta la soo xiray waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban sedex bog.