Animation

Akhriso: Odayaasha Beelaha ay ka dhasheen Ragii dhawaan Gabadhaha ku kufsaday Deegaanka Goldogob oo Go’aano Halis ah ku heshiiyay

no responses
Saturday January 21, 2017 - 2:35 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Odayaasha Beelaha ay ka dhasheen Ragii dhawaan Gabadha ku kufsaday Deegaanka Goldogob oo Kulan adag lahaay Maalmahan ayaa waxaa laga soo saaray Dhowr qodob .

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaay Culimada Deegaanka Goldogob iyo Masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Halkaan Hoose ka Aqriso Qodobada kasoo baxay Kulanka

1-in Sharciga alle lagu qaado Ragga falkaasi ku kacay.
2-in Maamulka Puntland Goobjoog noqdo Marka Xukunka la fulinayo
3-in mag la siiyo ehelka mid kamid ah ragii Gabadha kufsaday oo xiligii la qabanayay la dhaawacay
4-in Puntland ay diyaariso halka Xukunka lagu fulin doono.

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.