Animation

Akhriso: Musharax Farmaajo oo si Kulul uga hadlay Weerarkii lagu qaaday Hotel Dayax Isagoona ku eedeyay in ay….

no responses
Wednesday January 25, 2017 - 9:33 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaarihii hore Ee Soomaaliya haddana ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa looga hadlay Qaraxyadii Dadka badan ay ku dhinteen ee Saakay lagu Weeraray Hotelka Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxaafadeedka uusoo saaray Musharax Farmaajo