Animation

Akhriso: Maxaadan Ogeyn oo Galmudug ay ka tiri Dilkii Maanta Cadaado loogu Geestay Mid kamid ah Ergada soo dooraneysa Xildhibaanada????

3 responses
Wednesday November 16, 2016 - 6:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

War-saxaafadeed ka soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug oo Nuqul Kamid ah lay heshay k24 ayaa Waxaa looga Hadlay Dhacdadii Maanta ka dhacday Magaalada Cadaado ee Lagu dilay Mid kamid Sh Ergada dooraneysa Xildhibaanada aqalka Hoose ee Galmudug.

Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxaafadeedka Galmudug ay soo saartay:

warsaxaafadeed