Somali News Top News

Akhriso: Masuul horay xil uga soo qabtay jubbaland oo loo magacaabay afhayeenka wasaaradda amniga dowladda federaalka

Wareegto ka soo baxday wasiirka amniga gudaha xukuumadda soomalia ayaa waxaa lagu magacaabay afhayeenka wasaarada Amniga Gudaha .

Xilkaan waxaa loo magacaabay Axmed Maxamuud Maxamed”Sayid Axmed Carab) oo ahaay afhayeenka laamaha amniga maamulka jubbaland.

CabdiKaamil Macalin Shukri oo horay u ahaay afhaayeenka wasaaradda amniga gudaha ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay.

Halkaan hoose ka aqriso wareegtada

Related posts

SAWIRO: Xildhibaan Mahad Salaad oo booqdey.

admin

DEG DEG: Dowladda kenya oo si adag u difaacday booqashada amar la’aanta ah ee uhuru kenyatta ku tagay magaalada dhoobley

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso: Wasiir ka tirsan Galmudug oo si Cad u sheegay in Xoog lagu qaatay Kursiga Beesha Ceyr bari oo Isaga uu ku tartamayay

Tifaftiraha K24