Animation

Akhriso: Masuul Caan ah oo Maanta ku guuleestay Kursiga Aqalka Hoose ee K/galbeed+Magaciisa iyo Xilka uu soo qabtay

no responses
Sunday November 27, 2016 - 5:05 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku guuleestay kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Shiikh Aadan Madoobe ayaa kusoo baxay Doorashada Maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo Isagoona helay Codad gaaraya 49 cod  waxaana uu ka guueystay Faadumo Maxamed Axmed, oo la sheegay inay tanasushay.

Aadan Madoobe waxa uu Hada kamid Noqonaya Xildhibaanada Horay ugu soo baxay Doorashada ee Matalaya Maamulka K/galbeed.

Maamulka K/galbeed waa maamulka kaliya ee Helay Xubnaha ugu badan Kuraasta Aqalka Hoose waxaana K/Galbeed laga soo dooran doona 69 Xildhibaan oo Baarlamaanka ka mid noqon doona.

02-29 03-26 shiih-aadan