Animation

Akhriso Magacyadda golaha wasiiradda Galmudug ee caawa lagu dhawaaqey.

no responses
Friday August 28, 2015 - 7:43 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa cawaa ku dhawaqay Golaha Wasiirada Maamulkiisa, waxaana liiska Wasiirada ku jira xubno sar sare oo katirsanaa Ururka Ahlu Sunna Waljameeca.

Wasiirada la magacaabay Waxaa ku jira Gudoomiyihii Golayaasha Ahlu Sunna Sheekh Ibraahim Guureeye oo shalay Cadaado ku saxiixay heshiis ay la galeen Maamulka Galmudug, waxaa sidoo kale Wasiirada ku jira xubno kale oo Ururkaasi kamid ah.

Halkan ka Aqriso Liiska Golaha Wasiirada Galmudug

1 3 2

Facebook Comments