Akhriso: Magacyada xubnaha guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka oo lagu dhawaaqay

0

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoomiyaha golaha Shacabka.

xubnahaan la magacabaaya ayaa waxaa la filaya in ay ka doodaan xildhibaanada baarlamaanka soomalia.

Dood iyo wadatashi markii la galiyo kadib ayaa la filaya in xildhibaanada ay meel mariyaan xubnaha guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka

Halkaan hoose ka aqriso