Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Maanta kusoo baxay Doorashada Aqalka Hoose ee K/galbeed Iyadoo Xildhibaan Caan ah uu ku….

no responses
Thursday November 24, 2016 - 7:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka maamulka Koofur Galbeed ka soconaya qaybihii dambe ee doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose.

Mudanayaashii ku guuleystay inay maamulka Koofur Galbeed u matalaan Baarlamanka Dowladda federaalka Soomaaliya 2016/2020-ka ayaa waxaa ka mid ahaa.

Safiyo Xasan Nuur oo ku guuleysatay  46 cod.

Xuseen Cusmaan Xuseen oo ku guuleystay 48 cod.

Aamina Xasa Cali oo ku guuleysatay 49 Cod.

Aamina Sheekh Cusmaan oo ku guuleysatay 39 Cod.

Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo 49 Cod