Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Hirshabeele iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan

no responses
Thursday November 10, 2016 - 6:27 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Jowhar waxaa Xalay lagu soo gaba gabeeyay Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Maamulka Hirshabeele uga Mid Noqonaya Dowlada Cusub.

Hirshabeele waxa ay Aqalka sare ku leedahay 8 Xubnood waxaana shalay doorasho ka Bilaabata Magaalada Jowhar ay soo gaadhay ilaa Xalay Fiidkii.

Aqalka sare ee Hirshabeele waaa kasoo dhexmuuqday Siyaasiyiin hore oo aad loo yaqaan.

Hadaba Halkaan Hoose ka Aqrisio Magacyaqada Xubnaha Aqalka Sare iyo Beelaha ay ka soo jeedaa.

1. Cismaan Maxamed Macow Gugundhabe- Jajeelle

2. Prof. Cismaan Maxamuud Dufle Udeejeen

3. Muuse Suudi Yalxow Abgaal- Wacbuudhan

4. Maxamed Xuseen Raage  Xawaadle

5. Maxamed Cusmaan Faarax (Dhagajuun) Xawaadle

6. Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan Abgaal- Harti Abgaal

7. Fartuun C/qaadir Faarax (Karaama) Jareer Saddex Cumaroow

8. Naciima Ibraahim Yuusuf. Gaaljecel- Caloofi

Xildhibaanadda Aqalka sare ee Barlamaanka Hirshabeelle ay u coddeeyeen ayaa ku biiraya xildhibaanada kale ee laga soo doortay Maamuladda Puntland ,Jubbalanad, Galmdugu iyo Koonfur Galbeed.

doorasho-1 doorasho-2 doorasho-3 doorasho-4 doorasho-5