Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar+Sawirro

no responses
Saturday November 26, 2016 - 8:05 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelada dhexe waxaa maanta lagu doortay Dhowr Xildhibaan oo kamid Noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaliya.

Ergooyin ayaa doortay kuraasta Aqaar ee Aqalka Hoose waxaana kusoo baxay Xildhibaanada Hoos ku xusan.

Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)  oo ku guuleysatay  48 cod.

Cabdulaahi maxamed Nuur oo helay 28 cod.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

C/salaan Sheekh Xasan Barsane oo ku guuleystay   29 cod.

Cusmaan Maxamed Cabdi , oo helay 50 cod.

Doorashada Hirshabeele waxaa ka dhiman Mudanaayal dhowr ah Iyadoona Kuraas aad u adag ay doorashada ka harsantahay.

duca1

04-2ducaale ducale ducale2 ducale3 ducale4

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.