Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maanta lagu doortay Magaalada Bayudhabo iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada K/Galbeed

no responses
Sunday November 20, 2016 - 2:16 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibaan Macallin Cali Aadan Caddow iyo Xildhibaan Axmed Xaaji Axmed ayaa ku soo baxay doorashada Aqoolka Hoose ee xubnaha u matalaya dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed Golaha Shacabka oo manta ka dhacday magaalada Baydhaba eeXarunta gobolka Bay.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Labada Xildibaan ee maanta la doortay ayaa ka mid ahaa Barlamaanka waqtigiisa dhamaaday, kuwaasoo mar kale ku soo baxay Barlamaanka cusub.

Tirada ilaa iyo hadda loo doortay kuraasta maamulka Koofur galbeed xubnaha u matalaya Golaha Shacabka ayaa gaaraya 29-mudane iyadoo tirade guud kuraasta K/galbeed ay tahay 69-kursi, sida uu Warbaahinta Qaranka u sheegay Guddoomiyaha Guddiga doorashada K/galbeed Sayid Cali AbuukarBaabo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.