Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Maanta ku guuleestay Doorashada ka socota Kismaayo

2 responses
Sunday November 13, 2016 - 1:18 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamanka soomaaliya oo gashay maalintii shanaad ayaa lagusoo gabagabeeyay magalada kismaayo iyadoona maanta la doortay lix mudane oo ka mid noqonaya mudanayaasha baarlamanka
soomaaliya.

Mudanayaasha maanta la doortay waxaa kamid ah

1: Cabdi Cali Xasan,
2:Cabdicasiis C/laahi Maxamed

3: liibaan Cabdi Cismaan,

4:Cabaas Cabdullaahi  Sheeq Siraaje

5:Maxamed Diiriye Khaliif

6:Cali Maxamed Muuse.

Doorashada aqalka hose ee baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan la soo gabagabeeyo iyadoona maglaada Kismayo laga dareemyo kaambeenada doorashooyinka.