Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee K/Galbeed oo Maanta Baydhabo lagu doortay iyo Siyaasiyiin Caan ah oo kasoo Dhexmuuqday

one response
Tuesday November 8, 2016 - 2:16 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxa ay ka Bilaabatay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG K/Galbeed.

Ergada dooraneysa Xildhibaanada aqalka Hoose ayaa u codeeyay ilaa 5 Xildhibaan oo ka mid Noqonaya Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya.

Halkaan Hoose ka Aqriso Magacyada Xildhibaanada Maanta la doortay

1 Maxamed Cismaan Jawaari
2 Fawsiya Sheekh Maxamed
3 Ibraahim Isaaq Yaroow
4 Cabdiwahaab Ugaas Khaliif

Doorashada Weli wey socotaa waxaana laga yaaba in Maalmo Dhowr ah ay qaadato