Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Jubbaland oo Maanta Kismaayo lagu doortay

no responses
Saturday November 12, 2016 - 10:20 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose aaa Maanta dib uga Bilaabatay Magaalada Kismaayo kadib Hal Maalin oo Nasiino ay ku Maqnaayeen Ergada Wax dooraneysa maadama Maalintii shalay ay Jimco aheyd.

Ergada waxa ay doorteen Maanta Ilaa dhowr xildhibaan oo kamid Noqonaya Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaliya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Doorashada wejiga Afaraad waa lasoo Gaba gabeeyay waxaana Maanta la doortay 5 Xildhibaan oo Aqalka Hoose ka Mid noqonaya.

Halkaan Hoose ka Aqriso Magacyada Xildhibaanada Maanta la doortay:

  1. Issack Aden Hassan……………..40 Cod
  2. Mohamed Hassan Idiris……….28 Cod
  3. Mohamed Aden Moalim……..29 Cod
  4. Hawo Mohamed Aden…………38 Cod
  5. Mohamed Abdi Gandi………..

Habada waxaa maanta halkaasi kusoo gaba gaboobay wejiga Afaraad ee Doorashada Maalinta Beri ayaana dib loo amba qaadi doona doorashada Xildhibaanada Haray.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.