Animation

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Garoowe Maanta lagu doortay iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan

one response
Wednesday November 23, 2016 - 8:50 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Garoowe Maanta waxaa ka Dhacay Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaliya waxaana Maanta Ergooyinka ay u Codeeyeen ilaa Seddex Xildhibaan.

Kuraasta ilaa iyo hadda laga soo doortayPuntland ayaa doorashada xildhibaanada maanta soo baxay waxay ka dhigaysaa 22-mudane, iyadoo tirade guud Kuraasta Puntland laga rabo ay tahay 37-kursi.

Halkaan Hoose ka Aqriso Xildhibaanada la doortay iyo beelaha ay ka soo jeedaan.

1-Cabdi Maxamuud Maxamed: Beesha Ugaar Saleebaan/Majeerteen
2-Daa’uud Maxamed Cumar Bisinle: Beesha Bahararsame/Dhulbahante
3-Faysal Cabdulle Guuleed: Beesha Reer Biciidyahan/Majeerteen