Akhriso: Magacyada iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan Xubnaha Aqalka Sare ee Jubbland oo Maanta Kismaayo lagu doortay

0

Baarlamaanka Jubbaland ayaa doortay 8-xubnood ee Aqalka Sare u matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland.

Xubnahaan ayaa waxaa ku jira hal qof oo dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.

Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan.

Xasan Faarax Xujaale

Axmed Xaashi Maxamud

Cabdulahi Sheikh Ismaaciil

Mowliid Xuseen Guhaad

Axmed Cabdixafiid Maxamed

Iftiin xasan baasto

Axmed Macalin Cumar

Faadumo Xasan Aadan

image-0-02-05-ed4bca634cca809fae0129c85771b7a2284c6b2077f566445e6a5d163b13b41d-v-768x1024