Animation

Akhriso: Magacyada iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maanta lagu doortay Magaalada Garoowe

one response
Sunday November 13, 2016 - 2:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

-Doorashada aqalka Hoose ee wajiga 2-aad Dowlad Gobolleedka puntland ayaa hadda soo gabagabooday, iyadoo lugu doortay 6 xubnood.

Doorashada oo saaka ka bilaabatay caasimada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa waxaa lagu doortay 6 xildhibaan kuwaasi oo ka mid noqon doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.

Habada waxaan halkaan Idin kugu soo Gudbineynaa Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada la doortay:

1:Siciid Xuseen Ciid—– Beesha Carab Saalax 
2:Zakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi—–Beesha Laylkase 
3:Burhaan Aaden Cumar—- Beesha Awrtable
4:Jaabir Maxamed Cabdi—-Beesha Awrtable
5:Siciido Maxamed Xasan—–Beesha Laylkase
6:Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe—–Beesha Awrtable

Wejiga Labaad ee Doorashada ayaana Maanta kusoo gaba gaboobday Lix Xildhibaan Beri ayaana dib loo amba Qaadi dona