Animation

Akhriso: Magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maanta Cadaado lagu doortay

3 responses
Wednesday November 16, 2016 - 7:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Magaalada Cadaado waxaa Maanta ka Bilaabatay Doorashada Xildhibaanada aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaliya.

Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Cadaado ayaa lix kamid ah waxa ay horey uga mid ahaayeen Baarlamaankii Hore ee Soomaliya oo Hada Waqtigiisa uu dhamaaday Halka Labada kale ay ku cusubyihiin Baarlamaanka.

Halkaan Hoose ka Aqriso Magacyada Xildhibaanada iyo Beelaha ay Kursigan u Matali doonan:

1- Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf Iidow (Murusade Sabti -Ayaan Same)

2- Xildhibaan  Xasan Macalin Maxamuud (Murusade Sabti -Abakar )

3- Xildhibaan Mustaf Sheekh Calu Dhuxulow (Murusade -Foor Culus-Habar Ceyno)

4- Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin (Duduble -Maxamed Camal)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

5- Maxamed Cabdulle Geesey (Duduble-Owradeen)

6- Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble ( Habar Gidir -Saruur -Cumar Ibraahim)

7- Xildhibaan Saadaq Cbadi Kariin Xaaji (Abgaal- Wcaeysle- Cali Gaaf)

8- Cabdilaahi Cali Axmed (Abgaal Waceysle-Marooyin)

Doorashada Cadaado ka dhacday ayaa aheyd Tii Ugu kuleyd ee Aqalka Hoose Maadama ay ku loolamayeen Siyaasiyiin caan ah iyo Ganacsato si weyn loo garanaayo.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Xildhibaanada Maanta la doortay:

cadad_1 cadad_2 cadad_3 cadad_4 cadad_5 cadad_6 cadad_7

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

3 thoughts on “Akhriso: Magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Maanta Cadaado lagu doortay

Comments are closed.