Animation

Akhriso: Magacyada Guddi ka Kooban 9 Xubnood oo Loo Magacaabay Anshaxa iyo la socodka Geeddi Socodka Doorashada Madaxweynaha

no responses
Monday January 30, 2017 - 12:11 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Maxamad Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa Maanta Magacaabay Guddiga Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxweynaha Soomaliya.

Doorashada oo la filaayo in 8 Bisha Feberaayo ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga cabsi qabaa in Musuq maasuq ay hareyso Doorashada waxaana Jawaari uu shaaciyay in Guddigan ay la socon doonan Doorashada iyo waxa ka dhacaya ee Musuqa la xiriira.

Halkaan Hoose ka Aqriso Wareegtada Lagu Magacaabay Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha 

Facebook Comments