Somali News

Akhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Kofur Galbed

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Xildhibaanada ayaa kulankooda ku ansixyay Guddi ka kooban 15-xubnood oo ka tirsan Xildhibaanada, kuwaasi oo soo diyaarin doona Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo ku xigeenadiisa.

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Koonfur Gabeed ayaa maalmo kahor la dhaariyay, waxaana horyaalla shaqooyin badan oo laga doonayo inay qabtaan oo ay ugu horreeyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Hoos ka Akhriso Magacyada 15-xubnood ee Guddiga Doorashada.

Related posts

DHAGEYSO: Maxaadan Ogeyn oo Xiligaan loo Baahnaay oo Dowlada Jabuuti ay usoo dirtay Maamulka Jubbaland??? Warbixin ayaan Idin kaga Wadnaa

Tifaftiraha K24

Daawo: Waxbadan ka Ogow waxaa uu ku Saabsanaay Shir Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho??

Tifaftiraha K24

Daawo Sawirrada:- Dhalinyarada Beesha Celi/Mareexaan oo kulan ay Muqdisho ku yeesheen War kasoo saaray.

admin