Animation

Akhriso: Magacyada Dhamaan 43-da Xildhibaan ee Jubbaland uga Mid Noqon doona Baarlamaanka Soomaliya Kuwaasi oo Kismaayo lagu doortay

no responses
Friday November 25, 2016 - 2:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Kismaayo waxaa shalay lagu soo gaba gabeeyay Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Jubbaland ku matali doona Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Federaalka ah.

Ergooyinka ayaa Mudo waxa ay dooranayeen Xildhibaanada Aqalka Hoose Iyadoona la doorta 43 Xildhibaan oo Aqalka Hoose ah .

Maalintii shalay ayaa lasoo gaba gabeeyay Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose Iyadoona kursigii ugu dambeeyay ee 43-aad uu ku guuleestay Xildhibaan lagu Magacaabo Xildhibaan Ibraahim Kadib Markii doorasho uu galay kusoo baxay.

Hadaba Waxaan Halkaan Idin kugu soo Gudbineynaa Dhamaan 43 Xildhibaan ee Aqalka Hoose oo Kismaayo lagu doortay Magacyadooda.

Waxaan u kala qaadi doona Laba qeybood Xildhibaanadii Horay uga tirsanaay Baarlamaankii Horay ee Markale ku guuleestay Doorashada iyo Xildhibaanada Ku Cusub  Baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaanadii Horay uga tirsanaay Baarlamaankii Hore oo Markale la doortay:

1. Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig: Xildhibaan iyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha.
2. Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibrahim: Xildhibaan, Wasiir Ku Xigeenka shaqada iyo shaqaalaha.
3. Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac, Xildhibaan iyo Wasiir hore ee qoyska
4. Xildhibaan Xamze Sheekh Xasan Colow, Xildhibaan federaalka ah
5. Xildhibaan Luul Cabdi Aden : Xildhibaan Federaalka ah
6. Xildhibaan Cabdulahi Yusuf Xasan: Xildhibaan federaalka ah
7. Xildhibaan Cabdi Casis Cabdulahi Yusuf: Xildhibaan federaalka ah
8. Xildhibaan C/qaadir Sheekh Cali : Xildhibaan federaalka ah
9. Xildhibaan Cismaan Ibraahim Xildhibaan federaalka ah

 
10. Xildhibaan Maxamed Cumar Cali Caano-nuug : Xildhibaannadii KMG
11. Xildhibaan C/raaxmaan Kumiye Xirsi, Xildhibaan iyo wasiiru dowlaha madaxtooyada
12. Xildhibaan Sahro Jaamac Qorsheel : Xildhibaan federaalka ah
13. Xildhibaan Liibaan Osman Abdirahman: Xildhibaan federaalka ah
14. Xildhibaan Cabdi Cali Xasan : Xildhibaan federaalka ah
15. Xildhibaan Maxamuud Cali Magan : Xildhibaan federaalka ah
16. Xildhibaan Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir: Xildhibaan federaalka ah
17. Xildhibaan Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi : Federaalka ah

Xildhibaanada Ku Cusub Baarlamaanka ee La doortay Magacyadooda

1. Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan
2. Xildhibaan Farxiyo Xasan Axmed
3. Xildhibaan Sacdiyo Muuse C/laahi
4. Xildhibaan Cabdulahi Obokor Xaaji
5. Xildhibaan Haashim Nur Aden
6. Xildhibaan Jibril Cabdirashid Xaaji
7. Xildhibaan Maxamed Cali Xuseen
8. Xildhibaan Cabdiqadir Aden Nur
9. Xildhibaan Xasan Cabdi Ismacil
10. Xildhibaan Xaawo Maxamed Aden
11. Xildhibaan Aden Isaaq Cali.
12. Xildhibaan Maxamed Aden Macalin
13. Xildhibaan Maxamed Xasan Idirisa
14. Xildhibaan Cbbaas Cabdulahi S. Siraaje
15. Xildhibaan Cabdi Aziz Abdulahi
16. Xildhibaan Maxamed Diriye Khalif
17. Xildhibaan Cali Maxamed Muse
18. Xil;dhibaan Maxamed Nuur Iftin
19. Xildhibaan Saqar Ibrahin Abdalla
20. Xildhibaan Cabdifatax Maxamed Cali
21. Xildhibaan Cabdiqadir Maxamed Cusmaan
22. Xildhibaan Sahro Xuseen Cali
23. Xildhibaan Dalees Xasan Aadan
24. Xildhibaan Cali Cusmaan Xersi
25. Xildhibaan Sagal Cabdirisaq Biixi
26. Xildhibaan Ibrahim Maxamed Xuseen.

Hadaba Wadarta Guud ee Xildhibaanada lagu doortay Kismaayo waxa ay gaareysa 43 Xildhibaan oo Aqalka Hoose ka tirsan Waxaana Jubbaland ay noqotay Maamulkii ugu horeeyay ee soo gaba gabeeyay Doorashooyinka Aqalka Hoose.

Goordhaw waxaan idin doo gudbin doonna Dhamaan Xildhibaanada Qabiilada ay ka soo jeedaan Hadii alle uu Idmo Naga Filow Goordhaw.