Akhriso: Madaxweyne Waare oo Xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka hiiraan.

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle maxamad cabdi waare ayaa waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka hiiraan cali jeyte cismaan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne waare oo ku taariikheysneyd 12-ka bisha 4-aad 2018-ka ayaa xilka looga xayuubiyay guddoomiye jeete waxaana lagu beddelay oo maamulka gobolka hiiraan loo magacaabay C/llaahi Axmad Iimaan.

Halkaan Hoose ka Akhriso Wareegtada