Animation

Akhriso: Madaxweyne Guulled oo Guddi Baaris u Magacaabay Dhacdadii Dhawaan ka dhacday Magaalada Cadaado ee Lagu xiray Wasiir Galmudug ka tirsan

no responses
Wednesday November 16, 2016 - 11:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Galmudug oo War ka soo saartay Dhacdadii dhawaan ka dhacday Magaalada Cadaado ee Lagu Xiray Mid kamid ah Wasiirada Maamulka Galmudug.

Warqad ka soo Baxday Madaxweynaha Galmudug oo Nuql kamid ah loosoo diray Mareegta Jubaland24.com ayaa Waxa uu Madaxweyne Guulled ku Magacaabay Gudi Baaris ku Sameynaya Sababta Ciidamada Nabad Sugida ay u Xireen Wasiir ka tirsan Galmudug.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada Lagu Magacaabay Guddigan Baaraya Xaqiiqada:

screenshot_20161116-091452-768x1365