Animation

Akhriso: Madaxweyne farmaajo oo magacaabay guddi qiimeyn kusoo sameeya xaaladda maxaabiista ku xiran…..

no responses
Tuesday May 30, 2017 - 3:30 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha JFS ayaa Guddi Khubaro ah u saaray soo qiimeeynta Xaaladaha iyo tiro koobka Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne farmaajo oo nuqul kamid ah uu nasoo gaaray ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynaha uu magacaabay guddi soo qiimeeya xaaladda xabsiga dhexe ee xamar.

Halkaan hoose ka aqriso war-saxaafadeedka