Animation

Akhriso: Maamulkii gobolka hiiraan oo xilka laga qaaday iyo maamul cusub oo la magacaabay+Wareegto

no responses
Saturday June 10, 2017 - 12:15 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabele, Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan.

Maamulkii hore ee gobolka ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay waxaana lagu bedelay xubno cusub.

Halkaan hoose ka aqriso wareegtada

Facebook Comments