Animation

Akhriso: Maamulka hirshabelle oo soo saaray digniin culus oo ku wajahan dadka dagan…..

no responses
Friday May 26, 2017 - 11:33 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

War ka soo baxay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka Hirshabeele ayaa lagu amray dadka dagan warshaddii hore ee sonkorta isnaay biyaaso ee magaalada jowhar.

Dadka deegaanka ka dhigtay xarunta ay warshadda ku taalo ayaa lagu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan uga guuraan halkaasi.

Wasaaradda ayaa sheegtay in daraasad lagu sameyn doono warshada si dayactir iyo dib u dhis loogu sameeyo waxaana wasaaraddu ay sheegtay in quburo isugu jira soomali iyo ajaanib ay sahankaan sameyn doonan.

Warshadda sonkorta ee magaalada jowhar ayaa waxa ay soo saari jirtay sonkorta xiligii dowladdii dhexe balse markii ay bur burtya dowladdii dhexe ayaa waxaa bililiqo loo geystay qalabkii ay warshada ku shaqeyn jirtay

Facebook Comments