Animation

Akhriso: Maamulka hirshabeelle oo soo saaray amar deg deg ah oo ku socda odayaasha dhaqanka

no responses
Saturday May 20, 2017 - 10:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamul goboleedka hirshabeelle ayaa war ka soo saaray dagaal beeleedka kusoo laab laabtay galbeedka magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

War qad ka soo baxday maamulka hirshabeelle ayaa digniin loogu diray waxgaradka labada beelood ee ku dagaalamaya galbeedka magaalada beledweyne.

Waxaa loogu baaqay in dhinacyada diririta dhexmareyso odayaasha ka soo kala jeeda in ay ilaaliyaan heshiiskii xabad joojinta ahay ayna joojiyaan xiisadda dagaal ee soo cusboonaatay.