Animation

Akhriso: Maamulka hirshabeelle oo ku hanjabay in uu xiriirka u jari doono dowladda federaalka hadii aysan fulin 5 qodob

no responses
Saturday May 6, 2017 - 1:49 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Golaha wasiirada maamulka hirshabeelle ayaa maanta isugu yimid kulan xasaasi ah oo ay uga arinsanyeen xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka iyo sida hirshabeelle ay dowladda ugu heysto faragalin qaawan.

War saxaafadeed ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay fara gelin ku heyso Maamulka Hirshabeelle, isla markaana aanay aqbali doonin.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay ka fiirsanayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda Federaalka.

Halkaan hoose ka aqriso war-saxaafadeedka