AKHRISO:- Maamulka G/Banaadir oo ku wargalinaya shirkadaha qandaraaslayasha tartaanka qandaraas lagu dayactirayo lix xafiis

0

Maamuulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Warqad lagu wargalinayo shirkadaha qandaraaslayasha ah ee ka shaqeeya dalka in uu furmayo tartaan qandaraas oo lagu dayactirayo lix xafiis oo kamid ah Xafiisyadda Dawladda Hoose ee magaaladda Muqdisho.