Animation

Akhriso: Maalintii labaad oo Baarlamaanka ay ka dhaceyso Khudbad jeedinta Maxaadse ka taqaan musharixiinta Maanta khudbadaha jedinaya???

no responses
Saturday February 4, 2017 - 6:15 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Musharixiinta madaxweynaha ayaa maanta waxa ay khudbadaha ka horjeedin doona xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka soomalia.

Ilaa 8 musharax ayaa maanta waxa ay hadal jeedin ka horsameyn doona xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka soomaliya iyadoona qeybtaan ay tahay qeybtii labaad ee musharixiinta hadal jeedinta sameynaya maadama seddex qeybood loo kala qeybiyay musharixiinta min 8  musharax ayaana maalin kasta khudbadaha jeedinaya qeybtii koowaad maalintii khamiisti oo taariikhda aheyd 2-2 2017 ayey khudbadaha jeediyeen qeybta labaadna maanta oo sabti ah ayey jeedin doonan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Halkaan ka aqriso magacyada musharixiinta maanta hadal jeedinta sameynaya

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.