Somali News

Akhriso:- Liiska odoyaasha saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay .

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya oo dhowaan gaaray magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa ku wareejiyay guddiga farsamada doorashooyinka galmudug Liiska odoyaasha saxiixaya baarlamaanka cusub ee Galmudug.

Liiska oo ka kooban 44 oday dhameed ayaa waxaa lagu wadaa in isla maanta la xareynayo, si ay u guda galaan saxiixooda baarlamaanka cusub ee Galmudug.

Bisha December ee soo socota ayaa qorshuhu yahay inay dhacaan doorashooyinka Galmudug oo isugu jira mida Madaxweynaha iyo Baarlamaanka ee maamulkaasi.

Related posts

War Hadda Ah: Maxaa Ka Cusub Dagaal Cadaado Ka Dhacay (Warbixin Ayaan idin Kaga Heynaa)

admin

WAR CUSUB: Kenya oo Maxkamadeyneysa Rag loo heysto in ay Xiriir la leyihiin Alshabaab

Tifaftiraha K24

Diyaarada Ethiopian Airlines Oo Bilaabi Doonta Duullimaad Toos Ah Ee Magaalada Garoowe

admin