Animation

Akhriso: Liiska Musharrixinta Aqalka Sare ee Hirshabeele oo ay kasoo Dhexmuuqdeen Qaar kamid ah Hogaamiye Kooxeedyadii Muqdisho

no responses
Saturday November 5, 2016 - 9:16 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare

Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose Ka Akhriso:-

1-Xasan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen

2-Faadumo Abuukar Mahdi, Drs Naciimo Shiikh Maxamuud,Fartuun C/dir
Faarax, Sacdiyo daa’uud Maxamed iyo Axmed Sayid Axmed

3-Maxamed Cismaan Faarax(Dhagajun) iyo Cumar Cismaan Cilmi

4-Bashiir Maxamed Aadan iyo Cabdnuur Ibraahin Farey,Cismaan Mocow iyo
Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.

5-Maxamed Awow Shiikh Cismaan iyo Maxamed Xasan Geedi

6-Muuse Xasan Yalaxow(Muuse suudi) iyo  Xasan Cali Caadle

7-Maxamed Xuseen Raage iyo Keyse Diiriye Nuur

8-Jaamac Xuseen Xaashi iyo Proff Cismaan Maxamuud Duflle.