Animation

Akhriso: Liiska Musharixiinta Maanta Khudbadaha ka horjeedinaya Xildhibaanada Labada Aqal ee baarlamaanka

no responses
Thursday February 2, 2017 - 6:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Guddiga doorashada ayaa sheegay in maanta ay bilaaban doonto khudbad jeedinta musharixiinta u tarameysa kursiga madaxweynaha soomalia.

Waa khamiis taariikhdana waxa ay ku beegantahay 2-2-2017 waxaa si rasmi ah u bilaaban doona khudbadaha ay musharixiinta ka horjeedinayan xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka soomalia.

Jadwalka khudban jeedinta oo dhawaan ay soo saareen guddiga doorashada ayaa waxaa musharixiinta loo kala qeybiyay seddex qeybood.

Musharixiinta waxaa loo qeybiyay min 8 Musharax oo maalin kasta khudbad jeedinaya qeybta ugu horeyso ayaana maanta lagu daah furaya khudbad jeedinta.

Halkaan ka Aqriso Musharixiinta maanta hortagaya xildhibaanada labada aqal