Animation

Akhriso: Liiska Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Jubbaland oo Maanta la doortay Xili wejiga Seddexaad lasoo gaba gabeeyay

no responses
Thursday November 10, 2016 - 2:57 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Doorashada xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo Maalintii Saddexaad ka socoto Magalada kismaayo ayaa waxaa Maanta lasoo doortay Toddoba Xubnood oo ka mid noqonaya Aqalka hoose.

Xildhibaanada Maanta guuleystay waxaa ka mid ah:

  1. Hashim Noor Aden………………………..46 Cod
  2. Abdullahi Abukar Hajji……………………46 Cod
  3. Mohamed Ali Omar…………………….47 Cod
  4. Abdikadir Aden Noor…………………..34 Cod
  5. Jibril Abdirashid Hajji…………………..39 Cod
  6. Hassan Abdi Ismail………………………31 Cod

Doorashada Xildhibaannada Baarlamaanka Aqalka hoose ee Jubbaland ayaa loo ballamay inay halkeeda kasii socoto Maalinta sabtida ah ee Soo socoto, si loo dhammaystiro xubnaha harsan.