Akhriso: Liiska 24 Musharax oo u tartameysa Kursiga Madaxweynaha Soomaliya

0

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay in galabta ay soo gaba gabeeyeen diiwaan galinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaliya u tartameysa.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa shaaciyay in lasoo gaba gabeeyay qabashada Araajida codsiga ah ee musharixiinta Madaxweynaha Madama waqtigii loogu tala galay ay galabta ku ekeyd.

Musharixiinta isdiiwaan galisay ee Tartanka Madaxweynaha uu ka dhaxeeyo waa 24 Musharax .

Halkaan Hoose ka Aqriso Liiska Musharixiinta