Animation

Akhriso: Jubbaland oo soo Gudbisay Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya

no responses
Sunday October 9, 2016 - 9:14 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo maamulkii sadexaad ee soo gudbiya Liiskan.

Liiskaan waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin dhowr ah oo qaarkood xilal kasoo qabtay maamulka Jubbaland, iyadoo ay noqon doonaan xubnaha Jubbaland u matali doona Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Hadaba hoos ka aqriso Liiska Xubnaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya u matalaya maamulka Jubbaland.

jubaland-1