Animation

Akhriso: Jubbaland oo fariin deg deg ah usoo dirtay dowladda federaalka kana dalbatay in dilka wasiir cabaas ay…..

no responses
Thursday May 4, 2017 - 10:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Kismaayo, Jubbaland (3 May, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo dhamaan Xubnaha Golayaasha Dowladu waxay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadiisa iyo Asxaabtiisa ay la wadaagayaan tiiraanyada geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Wasiirkii Hawlaha guud ee Dowlada Soomaaliya Cabaas Siraaje ahaana Xildhibaan Qaran oo laga soo doortay Jubbaland.

Dowlada Jubbaland waxay ku boorinaysaa dhamaan Laamaha kala duwan ee Dowlada Federaalka ah Soomaaliya in baaritaan baahsan lagu sameeyo qaabka ay wax u dheceen.