Animation

Akhriso: Guddiga doorashada oo si aad uga horyimid xildhibaan shalay lagu doortay magaalada kismaayo+Magaciisa

no responses
Tuesday February 7, 2017 - 7:17 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa ka horyimid natiijada ka soo baxday doorasho shalay ka dhacday magaalada kismaayo kaasi oo uu kusoo baxay Xildhibaan C/llaahi Maxamed Aadan Shaacir kadib markii uu helay codad gaaraya 41 cod halka musharax kal ee la tartamaayay ee wasiirka batroolka uu helay 1 cod oo qura.

Guddiga oo war-saxaafadeed ka soo saaray doorashadii shalay kismaayo ka dhacday ayaa waxa ay ku qaadaceen natiijada uu kusoo baxay Xildhibaan C/llaahi Maxamed Aadan Shaacir.

 

Halkaan ka aqriso qoraalka guddiga ka soo baxay