Akhriso: Golaha Aqalka Sare oo Markale Baaq ka soo saaray Xiisadda ka dhexjirta Baarlamaanka

0
KODAK Digital Still Camera

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya baaq iyo talooyin ka soo saaray khilaafka Golaha Shacabka ee ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari, iyadoo loogu baaqay Xildhibaanada inay u midoobaan gudashada waajibaadka dastuuriga ee maareynta Mooshinka.

Baaqan ka soo baxay Aqalka Sare ayaa ahaa kii labaad oo ay soo saaraan, waxaana ay ka digeen in laga fogaado is qab qabsi iyo xasilooni dari siyaasadeed ka dhasha mooshinka.

Halkaan Hoose ka aqriso qoraalka