Animation

Akhriso: Galmudug iyo puntland oo galkacyo ku kala saxiixday heshiis ka kooban dhowr qodob oo xasaasi ah

no responses
Wednesday June 21, 2017 - 11:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagusoo gabagabeeyay shir u socday guddiyo ka kala socday Maamulada Putntland iyo Galmudug.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan maamulada Puntland , Galmudug iyo maamulka gobolka Mudug ee labada dhinac.

Nabadeynta galkacyo ayaa shirkaan diirada lagu saaray waxaana ka soo baxay war-murtiyadeed dhowr qodob ka kooban.

Halkaan hoose ka aqriso

Facebook Comments