Animation

Akhriso: Dowlada Soomaliya oo War-Saxaafadeed ka soo saartay Muwaadiniinta Soomaliyed ee Dalka Hindiya lagu Xukumay

no responses
Sunday September 25, 2016 - 11:41 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

War saxaafadeed Maanta ka soo baxay, Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu faahfaahiyay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dayacan Xabsiyada ku yaalla daafaha Caalamka.

War Saxaafadeedkan kasoo baxay Xafiiska  Wasiirka Warfaafinta ayaa u qornaa sidan:

warsaxaafadeed