Animation

Akhriso: Dowlada Sacuudiga oo Shaacisay Tirada Xujeyda ee Sanadkaan Xajka Gudaneysa

no responses
Wednesday September 7, 2016 - 7:37 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Tirada guud  ilaa hadda Gaartay Sacuudiga ee  Cir, dhul iyo Bad ku safrtay  ayaa lagu qiyaasay  Sanadkan 2016 1,261,540 Xaaji.

Waaxda socodaalka iyo Jinsiyadaha  Sacuudiga ayaa tirakoobkan soo saaray mar ay wareysatay Wakaaladda Wararka  Sacuudiga .

Waaxdu waxay kaloo inta raacisay in Xujeyda ka soo xajisay dhinaca Cirka ay dhan yihiin 1,185,874 Xaaji, Dhulka 62,943 halka Kuwa ka yimaaday Baddana ay tirdoodu gaarayso 12.723 xaaji.