Somali News

Akhriso: Digniin hor leh oo laga soo saaray fatahaada wabiyada shabeelle iyo Jubba.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlada federaalka Soomaliya ayaa lagu xusay digniino laxiriira Fatahaad ay sameeyaan Wabiyada Jubba iyo Shabeelle iyadoona wasaarada sheegtay in fatahaada ay sababi karaan roob la saadaalinayo.

 

Related posts

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Hadda ku wajahan Magaalada Garbahaarey

admin

War hada: Qaramada midoobay oo baaq deg deg ah ka soo saartay soomaalidii lagu xasuuqay yaman

Tifaftiraha K24

Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb oo lagu xiray Wariye Maxamed Cabdi Weli Tooxoow

admin