Akhriso: Dacwad ka dhan ah Wasiir Bayle oo loo gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka

0

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa cabasho ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda oo ku aadan canshuur kordhintii u gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Warqada cabashada ee Ganacsatada ayaa lagu sheegay in aysan diidaneyn in canshuur bixiyaan, hase ahaatee ay diidan yihiin canshuur kordhinta xad-dhaafka.’

Halkaan Hoose ka aqriso Warqadda Cabashada Ganacsatada