Animation

Akhriso: Beesha Murasade Forculus oo Warqad Dacwo ah ka Gudbisay General Gaafow iyo Xubno Dowlada ka tirsan

one response
Wednesday November 23, 2016 - 7:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Warqadaan oo Beesha caalamka loo gudbiyay ayaa waxaa ku Saxiixan Suldaanka Beesha Murasade Foolculus Xasan Axmad Sabriye iyo Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure iyo laba musharax oo kale.

Qoraal loo diray Beesha caalamka ayaa lagu faahfaahiyay Dhacdadii ka dhacday Magaalada Cadaado ee Lagu toogtay Mid ka mid ah Ergada Beesha Murasade waxaana Warqada lagu xusay in general Gaafow uu Lug weyn ku lahaay Qalalaasaha ka dhashay Doorashada Cadaado.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Warqadaan sidoo kale waxaa lagu xusay in General Gaafoow oo kaashanaya Xasan Shiikh in uu Awood u isticmaalay sidii uu Xildhibaanada Aqalka Hoose uga Mid noqon lahaa Wiil la dhashay oo isaga ka yar waxaana La sheegay in Arintaasi ay Garab weyn ku siisay Madaxtooyada Soomaliya.

Hadaba Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada Cabashada ah ee Laga  gudbiyay General Gaafow.

dacwad-habarceyno-sx dacwad-habarceyno1

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “Akhriso: Beesha Murasade Forculus oo Warqad Dacwo ah ka Gudbisay General Gaafow iyo Xubno Dowlada ka tirsan

Comments are closed.