Animation

Akhriso: Axmad madoobe oo noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee ka hadlay natiijada doorashada madaxweynaha galmudug

no responses
Wednesday May 3, 2017 - 2:59 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Kismaayo, Jubbaland (3 May, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan bulshada Jubbaland wuxuu u hambalyaynayaa Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).