Animation

Akhri Liiska Magacyada: Qareenada Ajinabiga ah ee Matalaya Somalia & Kenya Dacwada Badda…

no responses
Monday September 19, 2016 - 1:37 under Somali News by Tifaftiraha K24

Waxaa iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan Dacwada Badda ee Somalia iyo kenya taasoo ka bilawatay saacado ka hor maxkamada Caalamiga ah ee dambiyada aduunka the Hague waxaana halkaan idiin kugu soo bandhigeynaa Liiska Magacyada qareenaya u kala doodaya Somalia iyo Kenya sidoo kale Wadamada ay u kala dhasheyn.

Kenya waxaa u doodaya qaraanada ugu badan oo kala ah:
Vaughan Lowe QC (British)
Prof Alan Boyle (British)
Ms Amy Sanders (British)
Mr Karim Khan QC (Franch)
Prof Mathias Forteau (Franch)
Soomaaliya waxaa u doodaya qareenad kala ah:
Paul Reichler (USA)
Prof Allain Pellet (French)